Wikipedia sowiki https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore MediaWiki 1.43.0-wmf.28 first-letter Media Special Talk User User talk Wikipedia Wikipedia talk File File talk MediaWiki MediaWiki talk Template Template talk Help Help talk Category Category talk Portal Portal talk TimedText TimedText talk Module Module talk Dhagaxtuur 0 7174 268060 268059 2024-10-28T12:11:41Z 102.38.49.188 268060 wikitext text/x-wiki TAARIIQDII HALGAMAA DHAGAX TUUR Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan a qoon  ama aysan war uhayn taariikhda Dhagax tuur iyo mida somaliyeed oo dhan  hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa Qayb kamid ah taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagactuur . Halagme Dhagaxtuur magaciisa Cilmi Cali Maxamed oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} qabilkisa wuxuu ahaa Hawiye,habargidi,sacad , farale dhashay 1913 kuna dhashay Hobyo wuxu weerar ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii .Huud oo ah awoowgiis ahana nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug Dhagax tuur  waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L cabduqaadir sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin lahaa gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon lahayd. Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya. Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska, Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Maxamed cali huud Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumaytaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur . waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari. WQ/Wariye Cabdalla maxamed maxamuud. m0vlnb9y8s4u96viu2jbwgha3go42tc 268064 268060 2024-10-28T21:37:28Z 2601:444:200:F4A0:5003:41:3FA:A064 Dhagaxtuur wuxu ka so jeda Konfur Galbed Somalia Magacisa dhabta ahna wa Salax Cabdi Taktar bilad sharafti la gudonsiyay aya talo o caden uga filan. 268064 wikitext text/x-wiki TAARIIQDII HALGAMAA DHAGAX TUUR Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan a qoon  ama aysan war uhayn taariikhda Dhagax tuur iyo mida somaliyeed oo dhan  hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa Qayb kamid ah taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagaxtuur . Halagme Dhagaxtuur magaciisa Saalax Cabdi Taktar oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} qabilkisa wuxuu ahaa Lugaay Reer Konfur Galbed (KGS) dhashay 1913 kuna dhashay Baydhabo ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii .Huud oo ah awoowgiis ahana nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug Dhagax tuur  waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L cabduqaadir sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin lahaa gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon lahayd. Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya. Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska, Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Saalax Cabdi Taktar Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumeystaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur . waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari. Bilad sharaftii La gudonsiyey Dhagaxtuur Salax Cabdi Taktar waxa gacanta Ku hayo Idiris Cabdi Taktar ku sugan Magalada baydhabo kana mid ahan jiray Xilibanadi hore dowlada federalka Somalia ey Walal Rasmi ah yihin Dhagaxtuur. WQ/maxamud Maxamed Cadow. 5inio7ucngqlrwmw0ajtzi567cxx2ef 268065 268064 2024-10-28T21:43:00Z Mahamud Cadow 39466 268065 wikitext text/x-wiki [[TAARIIQDII]] HALGAMAA DHAGAX TUUR Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan a qoon  ama aysan war uhayn taariikhda Dhagax tuur iyo mida somaliyeed oo dhan  hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa Qayb kamid ah taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagaxtuur . Halagme Dhagaxtuur magaciisa Saalax Cabdi Taktar oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} qabilkisa wuxuu ahaa Lugaay Reer Konfur Galbed (KGS) dhashay 1913 kuna dhashay Baydhabo ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii .Huud oo ah awoowgiis ahana nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug Dhagax tuur  waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L cabduqaadir sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin lahaa gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon lahayd. Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya. Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska, Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Saalax Cabdi Taktar Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumeystaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur . waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari. Bilad sharaftii La gudonsiyey Dhagaxtuur Salax Cabdi Taktar waxa gacanta Ku hayo Idiris Cabdi Taktar ku sugan Magalada baydhabo kana mid ahan jiray Xilibanadi hore dowlada federalka Somalia ey Walal Rasmi ah yihin Dhagaxtuur. WQ/maxamud Maxamed Cadow. 8d9jf9zvnxuy01sq06jda22r4awk9fw Amazon 0 29889 268061 257470 2024-10-28T16:31:37Z 64.114.239.31 268061 wikitext text/x-wiki {{coord|37.33182|-122.03118|region:US-CA|display=title}} {{Infobox company | name = Amazon.com, Inc. | logo = [[File:Amazon 2024.svg|197px]] | type = [[kompani publike|Publike]] | traded_as = {{ubl|{{NASDAQ|AMZN}}|[[NASDAQ-100]] component|[[S&P 100]] component|[[S&P 500]] component}} | founded = {{start date and age|1994|07|05}}<br>[[Bellevue, Washington]], U.S. | founder = [[Jeff Bezos]] | hq_location_city = [[Seattle, Washington]] | hq_location_country = U.S. | area_served = Worldwide | key_people = {{unbulleted list|[[Jeff Bezos]] ([[President (corporate title)|President]]), [[Chief executive officer|CEO]], and [[Chairman]])|[[Andy Jassy]] ([[Chief Executive Officer|CEO]]-elect)|Brian Olsavsky ([[Vice president|Senior VP]] and [[Chief financial officer|CFO]])}} }} <ref>https://www.investopedia.com/biggest-companies-in-the-world-by-market-cap-5212784</ref>. Amazon.com waa tafaariiqle e-ganacsi oo iibiya alaabooyin iyo adeegyo kala duwan oo caalami ah waana bixiyaha ugu weyn adduunka ee adeegyada xisaabinta daruuraha. Ganacsigeeda e-commerce waxa ka mid ah badeecooyinka iyo waxyaabaha ay ka soo gadato iibka iibka ah iyo kuwa ay bixiyaan iibiyeyaasha qolo saddexaad. Amazon waxay bixisaa adeegyo isdiiwaangelin oo kala duwan iyo sidoo kale adeegyada shabakadda, oo ay ku jiraan adeeggeeda xisaabinta daruuraha iyo ganacsiga madadaalada qulqulka oo si degdeg ah u koraya. Intaa waxaa dheer, shirkaddu waxay soo saartaa oo iibisaa aaladaha elektiroonigga ah, sida Kindle e-readers, tablets Fire, TV Fire, iyo Echo iyo Alexa. Amazon waxay ku iibisaa raashinka iyada oo loo marayo shirkaddeeda, Whole Foods Market Inc.!!.[[5]] Amazon waxaa caan ku ah carqaladeynta warshadaha si wanaagsan loo aasaasay iyada oo loo marayo hal-abuurka teknolojiyada iyo cabirka ballaaran. [5] [6] [7]  Waa suuqa ugu weyn e-ganacsiga adduunka, bixiyaha AI ee bixiyaha, iyo mashiinka lagu aruuriyo daruuraha [8] sida lagu cabiray dakhliga iyo awoodda suuqa. [9]  Amazon waa shirkadda ugu weyn ee internetka dakhliga soo gala adduunka. [10]  Waa loo shaqeeyaha labaad ee gaarka loo leeyahay ee ugu weyn Mareykanka [11] iyo mid ka mid ah shirkadaha ugu qiimaha badan adduunka.  Amazon waa shirkadda labaad ee ugu weyn teknolojiyada dakhliga.Amazon waxaa aasaasay Jeff Bezos bishii Luulyo 5, 1994, Bellevue, Washington.  Shirkadda ayaa markii hore ku bilaabatay sidii suuq suuq oo internetka ah oo loogu talagalay buugaagta laakiin markii dambe ayaa la ballaariyey si ay u iibiyaan elektiroonig, softiweer, ciyaaraha fiidiyowga, dharka, qalabka guryaha, cuntada, boodhadhka, iyo dahabka.  Sanadkii 2015, Amazon waxay ka sarreysay Walmart oo ah tafaariiqda ugu qiimaha badan Mareykanka marka laga hadlayo xaraashka suuqa. [12] Sanadkii 2017, Amazon waxay iibsatay Suuqa Cuntada oo dhan $ 13.4 bilyan, taas oo si weyn u kordhisay jiritaanka Amazon ee ah tafaariiq bir-iyo-hoobiye ah. [13]  Sannadkii 2018, Bezos wuxuu ku dhawaaqay in adeeggeeda gaarsiinta laba maalmood, Amazon Prime, uu dhaaftay 100 milyan oo macaamiil ah adduunka oo dhan. [14] [15] '''Amazon.com, Inc''' Shirkat waxay u qaybisaa soo dejisashada iyo qulqulka fiidiyowga, muusikada, maqalka maqalka iyada oo loo sii marayo Amazon Prime Video, Amazon Music, iyo kaabayaasha la dhageysan karo.  Amazon sidoo kale waxay leedahay cudud daabacaad, Amazon Publishing, filim iyo istuudiyaha telefishanka, Amazon Studios, iyo qayb kambuyuutar daruur ah, Adeegyada Shabakadda Amazon.  Waxay soo saartaa elektrooni elektiroonig ah oo ay ku jiraan akhristayaasha Kindle, Kiniiniyada Dabka, TV-ga Dabka, iyo aaladda Echo.  Intaa waxaa u dheer, kaabayaasha Amazon waxaa ka mid ah Ring, Twitch.tv, Suuqa Cunnada oo dhan, iyo IMDb.Khilaafaadka kala duwan dhexdooda, shirkadda waxaa lagu dhalleeceeyay kormeerka teknolojiyada, [16] dhaqan aad u sarreeya oo dalbanaya dhaqan shaqo, [17] ka fogaanshaha canshuuraha, [18] iyo dhaqanka ka hortagga tartamada. }} g0g2exmfq4rxgkvys7o0j51tl6w23xo Kiin Jaamac 0 33969 268063 266031 2024-10-28T19:58:30Z 2A02:C7C:88AA:A600:2471:B7C2:813A:ED5D 268063 wikitext text/x-wiki {{Infobox person |name=Kiin Jaamac |image=Kiin Jaamac on stage 2021.jpg |image_upright= |alt= |caption=Jaamac ee [[Hargeysa]], 2021 |birth_name=Kiin Jaamac Hassan Yare |birth_date= |birth_place=[[Laascaanood]], [[Somalia]]<ref>https://mMlREpgTncU</ref> |education= |occupation=Fanaanad |years_active=2013–hada |signature= |signature_size= |signature_alt=Signature of Irene |module={{Infobox musical artist |embed=yes | genre = [[Fanka Soomaalida]] | instrument = Cod | label = | associated_acts = [[Miss Suhur Guled (From Chemistry Class)]] }} |parents=[[Jaamac Yare]] (aaba)}} '''Kiin Jaamac Yare'''<ref name=":1">[https://www.musicinafrica.net/magazine/women-and-singing-somali-culture Women and singing in Somali culture]. ''Music In Africa''.</ref> (dhashay Juun 15)<ref>[https://www.instagram.com/p/CQJa0uTJoFW/?utm_medium=copy_link Alhamdulliah for another year! Maanta waa maalintayda! Happy birthday to me! 🥰🎉].</ref> waa fanaanad Soomaaliyeed.<ref>[https://music.apple.com/us/artist/kiin-jaamac/1326525518 ‎Kiin Jaamac on Apple Music].</ref> Jama waxay ku qabatay muusig oo badan gudaha somaliya waxayna ka mid tahay fannaaniinta ugu caansan, intii ay ku jirtay xirfadeeda, waxay soo saartay heeso badan oo aad looga yaqaanay Soomaaliya sidoo kale waxay ku qabatay show ka baxsan dalka. == Taariikh Nololeed == Kiin Jaamac Yare waxay ku dhashay [[Laascaanood]], [[somaliland|somalia]]<ref name=":1" /> waxaay u dhashay fannaanka caanka ah [[Jaamac Yare]].<ref name=":0" /> Waxay hadda ku nooshahay [[London]], Boqortooyada Ingiriiska waxayna u safreysaa dibedda si ay u soo show dalal dhowr ah oo ay Afrika ku jirto. Jaamac waxay shaqadeeda bilowday sanadkii 2013-kii iyada oo ahayd fannaan rookie<ref name=":0" /> laakiin waxay caan ku heshay heesteeda "[[Been Been Kabaxay]]" sanadkii 2017, tan iyo markaasna waxay ku soo bandhigtay heesta barnaamijyo badan oo ay soo bandhigtay.<ref>[https://m.youtube.com/watch?v=EtIzPmDibnA KIIN JAAMAC | BEEN BEEN KABAXAY | "(Official Video)" 2017]</ref>  Bishii Disembar, waxay sii deysay "[[Garo Jaceylka]]", oo iyaduna ahayd mid aad loo garaacay.<ref>[https://m.youtube.com/watch?v=IZEaK_TnTRA KIIN JAAMAC YARE - Gaaro Jaceylka (OFFICIAL VIDEO)]</ref> Wixii markaas ka dambeeyay, Jaamac ayaa sii deysay dhowr heesood oo caan ah oo caan ah kuwaas oo ku soo kordhiyay xirfadeeda mid ka mid ah gabdhaha fannaaniinta ugu caansan dalkeeda. Bishii Nofembar 2018, Jaamac ayaa soo saaray album, ''[[Kiin Jaamac (album)|Kiin Jaamac]]''. Sannadkii 2021 -kii, Jaamac ayaa bandhig faneed ku qabtay Bandhigga Dhaqanka Soomaaliyeed isaga iyo fannaaniin kale oo badan.<ref>[https://watch?v=XEFOHBkcd9I KIIN JAAMAC SOMALI CULTURAL FESTIVAL]{{Dead link|date=Bisha Kow iyo Tobnaad 2021 |bot=InternetArchiveBot |fix-attempted=yes }}.</ref><ref>[https://www.instagram.com/p/CRrBdMwJdqU/?utm_medium=copy_link Nairobi! Join me tomorrow on stage at the @somaliculturalfestival - can’t wait to see you all there]. Ee ''[[Instagram]].'' </ref> Oktoobar 2021, Jaamac ayaa ka bilawday bandhig faneedkii [[Hargeysa]] iyada oo qayb ka ahayd bandhiggii dalxiiska ee ay halkaas ku tagtay.<ref>[https://www.hiiraan.com/news/2021/oct/wararka_maanta7-179017.htm "Fannaanada Kiin Jaamac oo sheegtay in bandhig faneed keedu caawa dhacayo"]. </ref> == Saameyn == Jaamac waxay u arkta fannaanadda [[Farxiya Fiska]] inay tahay "ku dayasho", iyo [[Saado Cali Warsame]] ku tilmaamay inay tahay "waxyi".<ref name=":0">[https://m.youtube.com/watch?v=mMlREpgTncU Maxaad ka taqaan Kiin Jaamac Yare Nolosheeda iyo Fankeeda]</ref> Waxay sheegtay in aabbaheed uu ku taageeray inay noqoto fannaanad oo ay iyada taageere u tahay.<ref name=":0" /> == Album == * ''[[Kiin Jaamac (album)|Kiin Jaamac]]'' (2018) == Xiriirinta dibedda == {{Commonscat|Kiin Jaamac}} == Tix == <references /> [[Category:Fanaaniinta Soomaaliya]] [[Category:Dad nool]] [[Category:Fanaaniinta dumrka Soomaaliyeed]] ftxr1oa7l7srsj6793kmfy5a8ybfqx1 Ogeyslabe 0 38863 268066 268013 2024-10-28T23:12:37Z Carttan 39433 add in user soomali 268066 wikitext text/x-wiki {{User somali}} Ogeyslabe waa beel ka mid ah beelaha Soomaliyeed{{User-multi/template}} oo sidoo kale loo yaqaan ugaaslabe. Waxay degaan gobolka Sanaag gaar ahaan Cerigaabo, Laas qoray, Hadaaftimo iyo Badhan, waxay kaloo ku baahsan yihiin Sool, iyo dhammaan gobollada beri ee Soomaaliya. Taariikhi yahanku waxay sheegaan in colaado taariikhi ah oo deegaannada saldanadda warsangali ka dhex dhacay ay beelaaha warsangali qaar kaso horjeestaan ama sheegtaan inay ka madax bananyihiin nidaamka saladanada ee face weyn. Si kastaba ha ahaatee, sida ay taariikhyahannada iyo odaysaasha saldanadda Warsangeli caddeeyeen, Ogayslabe waxa uu ahaa ugaasyada saladanada Warsangeli Harti, balse colaado sokeeye oo ka dhacday deegaanka awgeed, Ogeylsabe waa guureen waxay u guureen dhinaca waqooyi ilaa Berbera. Sidoo kale waxa ka guuray xarunta saldanadda beesha Riighaye oo markaa beel aad u gaashaamaan ahayd, Cawralamlihii caadka raacay iyo sidoo kale Colmarabe. Run ahaantii Ogeyslabe waxa ay ahaayeen salaadiinta Warsangeli ee ka talin jirtay wakhtiyadii xorriyada soomaaliya ka hor. Haddaba markii gumaystihii Ingriisku si weyn ugu guul darreystay inuu qabsado saldanaddi face weyneed ee warsangeli taasoo ka talan jirtay waqooyiga Soomaaliya oo ahayd sultantate ke keliya ee ka arrmisay lagasoo bilaabo Sanaag ilaa Zaylac ka dib markii uu Garaad Cali Dable dhaxlay hogaanka. Gumaystuhu wuxu bilaabay in uu reeraha kala qaybiyo oo nacayb ku dhex abuuro isaga oo adeegsanaya habkii hore ee wax loo qaybsan jiray,kadibna la isku qabsan jiray. Wuxu bilaabay inuu khilaaf iyo fitno ka dhex abuuro tolka. Taasi oo sababtay isku dhacyo rabshado wata oo dhex maray Warsengeli, kaas oo ku dhamaaday jabkii suldanaddii Warsangeli ee ugu faca weynayd geeska Africa. sido kale Nidaamkii saldanada warsangali markii uu daciifay oo saldanada dhexdeedii khilaafaad siyaasi ah ka dhex qarxeen, waxay sababtay in ay ku kacaan ama ku dhawaqaan nidaamyo cusub oo ka madax banan nidaamka warsangali, taasoo dhashay kala jab wayn oo soo gaadha saladana warsangali sida shantii cawrmale oo ahaa ilma garaad cismaan ibraahin oo hada irir samaale iyo taarikh khaldan aamisan Ogeyslabe magiciisu waa Abdirahman [https://en.m.wikipedia.org/wiki/Gerad_Hamar_Gale Gerad Hassan] oo lahaa 2 wiil 1-Ugaas Deek Abdirahman (Habar-Deeko) 2-Ugaas Awsame Abdirahman Ugaas Awsame wuxuu dhalay Maxamed Awsame oo loo yaqaan Maxamed Ugaas. Maxamed ugaas waa (4) jilib : ''Reer liibaan'' ''Cali Saleebaan'' ''Reer Ugaadh'' '''''Rooble Cali (Bah-Riighaye)''''' 505rqxxo6cjovjfrl2wtk5y9zsu3s35 Seattle, Washington 0 40859 268062 2024-10-28T16:32:13Z 64.114.239.31 Bog loo bedeley [[Seattle]] 268062 wikitext text/x-wiki #redirect[[seattle]] 0do4ntwlp49v83lzv0pi39vx44qf8xx