Wikipedia sowiki https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore MediaWiki 1.44.0-wmf.1 first-letter Media Special Talk User User talk Wikipedia Wikipedia talk File File talk MediaWiki MediaWiki talk Template Template talk Help Help talk Category Category talk Portal Portal talk TimedText TimedText talk Module Module talk Asharaaf 0 7978 268169 267665 2024-11-05T13:59:56Z 2A00:23C7:CA11:5801:98B2:E988:A829:6B29 268169 wikitext text/x-wiki '''Asharaaf''' [https://www.justice.gov/sites/default/files/eoir/legacy/2013/06/11/asharaf%20clan.pdf]([[Af Ingiriis]] : ''Asharaf''; [[Af Carabi]] : ''اشراف''‎) waa [[beel]] ka mid ah beelaha [[Soomaali|Soomaalida]] kuwoodi ugu ballaaran kuwaasi oo degan [[Geeska Afrika]] . Beesha Ashaaf waxaay ka degtaa wadanka [[Soomaaliya]] gobolka [[Koonfur Galbeed]] iyo gobolka [[Banaadir]] ,wadanka [[Itoobiya]] waxaay dagaan gobolka [[Soomaali Galbeed]], iyo NFD oo ka tirsan wadanka [[Kiinya]] . waxay asal ahaan ka soo jeedaan carabta.<ref name=":02">[https://www.justice.gov/sites/default/files/eoir/legacy/2013/06/11/asharaf%20clan.pdf Ashraaf, Country Advice Somalia Somalia – SOM36945 – Asharaf clan – Feerfeer - Burukuur - Mandera Kenya - Baardheere - Doolow Amputation – Recruitment – Ethiopian Invasion – Musa Zude Yalahow – Yaqshid 9 July 2010</ref> gaar ahaan gabadhii nebi Muxamed (NNKH) Faadhima iyo Cali bin Abii dhaalib. Abtiriskooda wuxuu ku tagaa illaa saxaabiga caan ka ah [[Cali|Cali bin Abii Dhaalib]] (RC) kaasoo ah Nabiga (SCW) ina adeerkii. Waxay u kala baxaan [[xasan]] iyo [[Xuseen Bin Cali Bin Abii Daalib|xuseen]] oo Ah caruurtii [[Cali|Cali ibn Abi Dhaalib]] iyo [[Faaduma rasuul|Faadumo Bintu Rasuul]]. Asharaafta ku nool gobolka [[Banaadir]] waxay ku hadlaan lahjada Banaadiriga, Asharaafta ku nool [[Soomaali Galbeed]] iyo NFD waxay ku hadlaan lahjada Maxaa Tiri, Asharaafta ku nool [[Koonfur Galbeed]] waxay ku hadlaan lahjada Maay Maay. {{Infobox ethnic group|group=Asharaaf<br /> الأشراف|flag={{flagcountry|Somalia}} {{flagcountry|Itoobiya}} {{flagcountry|Kenya}}|related-c=Carab|langs=[[Somali language|Somali]] [[Arabic language|Arabic]] [[Kiswahili language|Kiswahili]]|image=Asharaaf|region1=Qoryooley,Feerfeer,BuurCukur,Luuq,Berdaale,Muqdishu,Mandhera,Sarmaan|region2=Saranley ,buulo asharaaf Baqdaad, faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif, Asalan|rels=[[Islam]], [[Sunni]]|region22=Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar|image_caption=|region24=Moolmad , Aarag , Goof Gaduud}} == Waxaan Oodan Waa Been == == ASHARAAF qaabka ay soomaaliya kusoo galeen == Qabiilka Asharaaf waxay Soomaaliya kusoogaleen faafinta Diinta Islaamka ayagoo umaraya wadada tarbiyada wanaagsan ee waxbaridda. Asharaaf waxa ay waddanka Soomaaliya soogaleen Hijriyadii ugu horeysay ee Asxaabta Nabiga SCW ay usoo hijrodeen Ethiopia/Habasha. marlabaad taariikhda marka ay ahayd 519 Hijri. Waxa ayna ahaayeen Dadkii ugu horeeyey ee Muslimiya Qowmiyadda Geeska Afrika degta (Ethiopia, Tanzania, Kenya iyo Soomaaliya) ayagoo ah cawaan duurjoog ah oo ugaarsato ah, ayagoo markii uguhoreysay kala kulmay dagaal iyo weeraro joogta ah taasoo ay kaga hortagayeen difaaca dadka Khamiiska kulabisan maadaama Qowmiyadaha dega Geeska Afrika ahaayeen Dad cawaana oo qaaqaawan. Waxaa loomaray dariiqa tacliinta iyo waxa looyaqaano Digriga ama Xadrada. GOOBAHA AY KASOO GALEEN Waxa ay kasoogaleen : A. Harar (Ethiopia/Habashi ) B. Baraawe C. Muqdisho D. Kismaayo. E.Ber-bera F. Seylac. == Jufooyinka Asharaaf == waxay Ukalabaxdaa marka hore Xassan iyo Xusen . == Asharaaf Xasani == Ashraaf Xasan Waa saddex Beelood Oo waaweyn : '''<u><big>1- Beesha Xasan Timo weyne</big></u>''' waa : shariif Xasan ( Xasan timo Weyne) bin Ahmed alwafi bin Amiin bin Jibriil bin Osmaan bin Saqaf al- hasani... Waxaa ukala baxaa saddex Lafood : 1. Reer Shariif Muuse 2. Reer Shariif cali 3. Reer Shariif Axmed Asharaftan waxay ubadan yihiin Dhulka Soomaali galbeed Iyo Jubooyinka iyo shabeelada hoose . <big>'''2- Reer Shariif Nuur'''</big> Waxay kubadan yihiin itoobiya , Sidoo kale Gobolka Gedo '''<big>3- Besha [[Asharaaf sarmaan|Asharaaf Sarmaan]]</big>''' waxay ku abtirsdaan Sheekh Shariif Yacquub Yaxye Canuun oo kumagacdgeer ([[Sagaal xajiile]] ) kaas oo Abtirsigiisa ku dhamaada Sayid C/qaadir Al jeylaani , kadibna [[Xasan]] bin Cali bin Abii dhaalib. waxay ukala baxaan 5 Lafood : # Cimraan Yacquub (Daaye iyo Wiyeed) # Isxaaq Yacquub (Waabgale) # Aden Yacquub (Dhilaale) # Xasan Yacquub # Maxamed Yacquub # Waxay kubadan yihiin Bay iyo Bokool iyo Gedo . Ugaas Guud ee Asharaaf Cumar Wiyeed waa Ugaas Cabdi Aadan Isxaaq == Asharaaf Xuseyn Asharaaf Xusenyi waa Labo Beelood : == ✓ '''<u>Asharaaf Baacalawi</u>''' : 1-Reer Sayid Axmed 2-Reer Shariif Maqbuul 3-Reer Shariif Xamduun 4- Al Nadiir 5-Al baasakuut 6-jamalulayl 7- Reer xaji amiin oo ah (mahdeli) [[Reer Aw Xassan|'''<u>✓Reer Aw Xasan</u>''']] , waxay ladagaan ( Shiikhaal) Waa labo jufood: 1-Reer aw saacid 2-Reer aw mahdi == Dadka ugu Caansan Asharaaf == '''<big><u>Cilimaa u' diin</u></big>''' : 1- [[Sheekh yuusuf al kowneyn school|Sheekh Yuusuf Alkowneyn]] [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ] 2- [[Sagaal xajiile|Shariif Yaxye Anuun (Sagaal Xajiile]]) 3- [[Shariif Cumar Aarak]] Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak 4- [[Sheikh Hussein|Sheekh Xuseen Baale]] yaale 5- [[عيدروس|Shariif Caydaruus]] Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ] 3- Sayid murshid sayid cabdalla 4- Sheekh [[Cumar Faaruuq]] [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga] 5- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska). 6- Sheekh Shariif Nuurow Aamiin Barkhadle [oo ahaa Caalim weyn oo Diinta Islaamka faafinaayey, waana Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku caanbaxdey fidinta Dacwada Islaamka] 7- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka] 8- Sheekh [[Macruuf|Shariif macruuf]] Shariif Axmed 9 - Sheekh Shariif Dhawiil 10 - Sheekh Shariif Siidkey Nuurow Aamin 11 -Sheekh C/raxmaan Markaawi 12 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN) 14- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere] 17- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)] 18-Sheekh Maxamuud Fanax 19-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif 20-Sheikh Zakariye Shariif Xasan 21-Sheikh Maxamed Cumar 22-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub '''<big><u>Siyaasiyiinta Asharaaf</u></big>''' # [[Shariif Xasan Sheekh Aadan|Shariif Xasan sheekh Aadan]] oo ahaa madaxweynihii labaad ee koonfur galbeed 2.[[Sharif Salah mohamed Ali]] (xildhibaan hore) 3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi 4. Xildhibaan Shariif mustaf 5. [[Fahad Yaasiin|Fahad yaasiin xaaji daahir]] 6. Xildhibaan Saalax Shariif Diidkey 7. Xildhibaan Axmed weli 8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen 9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo 10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka ) 11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq 12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir) 13. Prof. Abdulaziz Sharif Aden Abdurahman [ oo ahaa Abwaan , Qoraa , Doctor , wuxuu noolaa inta udhexeyso 1949-2020 ] '''<u><big>Fanaaniinta Asharaaf</big></u>''' # Shaadiyo Sharaf # Hani Uk(Fanaan) # Hani Uk(fanaan) 3. Doni B(fanaan) 4. Najma Nuura (fanaan) 5. Axmed Sharif Killer (fanaan) 6. Sharif Bastow(fanaan) 7-Idil Ayruush (fanaan) 8-Nimco Liina (Fanaan) 9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan) 10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan) 11- Aadan Onkod (fanaan) 12- king Khalid (Fanaan) == Tixra<ref>Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna) </ref>ac == fopnr7ulhgio3jijh0pramor0h6erlm 268170 268169 2024-11-05T14:10:46Z 2A00:23C7:CA11:5801:98B2:E988:A829:6B29 268170 wikitext text/x-wiki '''Asharaaf''' [https://www.justice.gov/sites/default/files/eoir/legacy/2013/06/11/asharaf%20clan.pdf]([[Af Ingiriis]] : ''Asharaf''; [[Af Carabi]] : ''اشراف''‎) waa [[beel]] ka mid ah beelaha [[Soomaali|Soomaalida]] kuwoodi ugu ballaaran kuwaasi oo degan [[Geeska Afrika]] . Beesha Ashaaf waxaay ka degtaa wadanka [[Soomaaliya]] gobolka [[Koonfur Galbeed]] iyo gobolka [[Banaadir]] ,wadanka [[Itoobiya]] waxaay dagaan gobolka [[Soomaali Galbeed]], iyo NFD oo ka tirsan wadanka [[Kiinya]] . waxay asal ahaan ka soo jeedaan carabta.<ref name=":02">[https://www.justice.gov/sites/default/files/eoir/legacy/2013/06/11/asharaf%20clan.pdf Ashraaf, Country Advice Somalia Somalia – SOM36945 – Asharaf clan – Feerfeer - Burukuur - Mandera Kenya - Baardheere - Doolow Amputation – Recruitment – Ethiopian Invasion – Musa Zude Yalahow – Yaqshid 9 July 2010</ref> gaar ahaan gabadhii nebi Muxamed (NNKH) Faadhima iyo Cali bin Abii dhaalib. Abtiriskooda wuxuu ku tagaa illaa saxaabiga caan ka ah [[Cali|Cali bin Abii Dhaalib]] (RC) kaasoo ah Nabiga (SCW) ina adeerkii. Waxay u kala baxaan [[xasan]] iyo [[Xuseen Bin Cali Bin Abii Daalib|xuseen]] oo Ah caruurtii [[Cali|Cali ibn Abi Dhaalib]] iyo [[Faaduma rasuul|Faadumo Bintu Rasuul]]. Asharaafta ku nool gobolka [[Banaadir]] waxay ku hadlaan lahjada Banaadiriga, Asharaafta ku nool [[Soomaali Galbeed]] iyo NFD waxay ku hadlaan lahjada Maxaa Tiri, Asharaafta ku nool [[Koonfur Galbeed]] waxay ku hadlaan lahjada Maay Maay. {{Infobox ethnic group|group=Asharaaf<br /> الأشراف|flag={{flagcountry|Somalia}} {{flagcountry|Itoobiya}} {{flagcountry|Kenya}}|related-c=Carab|langs=[[Somali language|Somali]] [[Arabic language|Arabic]] [[Kiswahili language|Kiswahili]]|image=Asharaaf|region1=Qoryooley,Feerfeer,BuurCukur,Luuq,Berdaale,Muqdishu,Mandhera,Sarmaan|region2=Saranley ,buulo asharaaf Baqdaad, faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif, Asalan|rels=[[Islam]], [[Sunni]]|region22=Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar|image_caption=|region24=Moolmad , Aarag , Goof Gaduud}} == ASHARAAF qaabka ay soomaaliya kusoo galeen == Qabiilka Asharaaf waxay Soomaaliya kusoogaleen faafinta Diinta Islaamka ayagoo umaraya wadada tarbiyada wanaagsan ee waxbaridda. Asharaaf waxa ay waddanka Soomaaliya soogaleen Hijriyadii ugu horeysay ee Asxaabta Nabiga SCW ay usoo hijrodeen Ethiopia/Habasha. marlabaad taariikhda marka ay ahayd 519 Hijri. Waxa ayna ahaayeen Dadkii ugu horeeyey ee Muslimiya Qowmiyadda Geeska Afrika degta (Ethiopia, Tanzania, Kenya iyo Soomaaliya) ayagoo ah cawaan duurjoog ah oo ugaarsato ah, ayagoo markii uguhoreysay kala kulmay dagaal iyo weeraro joogta ah taasoo ay kaga hortagayeen difaaca dadka Khamiiska kulabisan maadaama Qowmiyadaha dega Geeska Afrika ahaayeen Dad cawaana oo qaaqaawan. Waxaa loomaray dariiqa tacliinta iyo waxa looyaqaano Digriga ama Xadrada. GOOBAHA AY KASOO GALEEN Waxa ay kasoogaleen : A. Harar (Ethiopia/Habashi ) B. Baraawe C. Muqdisho D. Kismaayo. E.Ber-bera F. Seylac. == Jufooyinka Asharaaf == waxay Ukalabaxdaa marka hore Xassan iyo Xusen . == Asharaaf Xasani == Ashraaf Xasan Waa saddex Beelood Oo waaweyn : '''<u><big>1- Beesha Xasan Timo weyne</big></u>''' waa : shariif Xasan ( Xasan timo Weyne) bin Ahmed alwafi bin Amiin bin Jibriil bin Osmaan bin Saqaf al- hasani... Waxaa ukala baxaa saddex Lafood : 1. Reer Shariif Muuse 2. Reer Shariif cali 3. Reer Shariif Axmed Asharaftan waxay ubadan yihiin Dhulka Soomaali galbeed Iyo Jubooyinka iyo shabeelada hoose . <big>'''2- Reer Shariif Nuur'''</big> Waxay kubadan yihiin itoobiya , Sidoo kale Gobolka Gedo '''<big>3- Besha [[Asharaaf sarmaan|Asharaaf Sarmaan]]</big>''' waxay ku abtirsdaan Sheekh Shariif Yacquub Yaxye Canuun oo kumagacdgeer ([[Sagaal xajiile]] ) kaas oo Abtirsigiisa ku dhamaada Sayid C/qaadir Al jeylaani , kadibna [[Xasan]] bin Cali bin Abii dhaalib. waxay ukala baxaan 5 Lafood : # Cimraan Yacquub (Daaye iyo Wiyeed) # Isxaaq Yacquub (Waabgale) # Aden Yacquub (Dhilaale) # Xasan Yacquub # Maxamed Yacquub # Waxay kubadan yihiin Bay iyo Bokool iyo Gedo . Ugaas Guud ee Asharaaf Cumar Wiyeed waa Ugaas Cabdi Aadan Isxaaq == Asharaaf Xuseyn Asharaaf Xusenyi waa Labo Beelood : == ✓ '''<u>Asharaaf Baacalawi</u>''' : 1-Reer Sayid Axmed 2-Reer Shariif Maqbuul 3-Reer Shariif Xamduun 4- Al Nadiir 5-Al baasakuut 6-jamalulayl 7- Reer xaji amiin oo ah (mahdeli) [[Reer Aw Xassan|'''<u>✓Reer Aw Xasan</u>''']] , waxay ladagaan ( Shiikhaal) Waa labo jufood: 1-Reer aw saacid 2-Reer aw mahdi == Dadka ugu Caansan Asharaaf == '''<big><u>Cilimaa u' diin</u></big>''' : 1- [[Sheekh yuusuf al kowneyn school|Sheekh Yuusuf Alkowneyn]] [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ] 2- [[Sagaal xajiile|Shariif Yaxye Anuun (Sagaal Xajiile]]) 3- [[Shariif Cumar Aarak]] Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak 4- [[Sheikh Hussein|Sheekh Xuseen Baale]] yaale 5- [[عيدروس|Shariif Caydaruus]] Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ] 3- Sayid murshid sayid cabdalla 4- Sheekh [[Cumar Faaruuq]] [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga] 5- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska). 6- Sheekh Shariif Nuurow Aamiin Barkhadle [oo ahaa Caalim weyn oo Diinta Islaamka faafinaayey, waana Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku caanbaxdey fidinta Dacwada Islaamka] 7- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka] 8- Sheekh [[Macruuf|Shariif macruuf]] Shariif Axmed 9 - Sheekh Shariif Dhawiil 10 - Sheekh Shariif Siidkey Nuurow Aamin 11 -Sheekh C/raxmaan Markaawi 12 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN) 14- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere] 17- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)] 18-Sheekh Maxamuud Fanax 19-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif 20-Sheikh Zakariye Shariif Xasan 21-Sheikh Maxamed Cumar 22-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub '''<big><u>Siyaasiyiinta Asharaaf</u></big>''' # [[Shariif Xasan Sheekh Aadan|Shariif Xasan sheekh Aadan]] oo ahaa madaxweynihii labaad ee koonfur galbeed 2.[[Sharif Salah mohamed Ali]] (xildhibaan hore) 3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi 4. Xildhibaan Shariif mustaf 5. [[Fahad Yaasiin|Fahad yaasiin xaaji daahir]] 6. Xildhibaan Saalax Shariif Diidkey 7. Xildhibaan Axmed weli 8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen 9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo 10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka ) 11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq 12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir) 13. Prof. Abdulaziz Sharif Aden Abdurahman [ oo ahaa Abwaan , Qoraa , Doctor , wuxuu noolaa inta udhexeyso 1949-2020 ] '''<u><big>Fanaaniinta Asharaaf</big></u>''' # Shaadiyo Sharaf # Hani Uk(Fanaan) # Hani Uk(fanaan) 3. Doni B(fanaan) 4. Najma Nuura (fanaan) 5. Axmed Sharif Killer (fanaan) 6. Sharif Bastow(fanaan) 7-Idil Ayruush (fanaan) 8-Nimco Liina (Fanaan) 9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan) 10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan) 11- Aadan Onkod (fanaan) 12- king Khalid (Fanaan) == Tixra<ref>Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna) </ref>ac == r17sigbgucc0v3o0qu3djdeu872fsko Muuse Abokor 0 28455 268171 268056 2024-11-05T17:55:20Z Dabayl 12159 268171 wikitext text/x-wiki [[File:Habarjeclo muuse abokor.jpg|thumb]] {{Infobox ethnic group|||group=|flag=[[File:Flag_of_Somaliland.svg|60px]][[File:Flag_of_Ethiopia.svg|60px]][[File:Flag_of_Kenya.svg|45px]]|image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Ethiopia}}|region3={{flagcountry|Kenya}}|langs=[[Af Soomaali]], [[Af Carabi]]|rels=[[Islam]] ([[Sunni Islam]])|related-c=[[Maxamed Abokor]], [[Samane abokor]], [[Cumar Jibriil]] iyo tolka kalee ee beesha [[Habarjeclo]] <!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->|native_name=Muuse Abokor <br /> موسى أبوكر|native_name_lang=so|related_groups=}} Beesha '''Muuse Abokor''' waa beesha ugu badan [[:en:Habr_Je'lo|Habarjeclo]] oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay [[MUUSE ISMACIIL]] iyo [[Habaryoonis|Muuse Arreh]] (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin [[Dhulbahante]] dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka. Beesha muuse abokor waa beesha ay kasoo jeedaan ragii xoreyy somaliland<ref>Yazir</ref> '''[[ceerigaabo]]''' '''[[sanaag]]''' ==Reeraha Muuse Abokor== '''Reeraha ugu waaweyn:''' * [[biciide]] * [[reeryoonis]] * [[cali barre]] * [[uduruxmiin muuse]] * [[idarays muuse]] *[[Bahmajeelo]] * [[maxamed barre]] *[[buraale yoonis]] '''Muuse Abokor''' wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah: *'''[[Uduruxmiin muuse|Uduruxmiin Muuse]]''' *'''[[Axmed Faarax|Axmed Faarax Biciide]]''' *'''[[Reeriidle|Reer-idle]]''' *'''[[Cali barre|Cali Barre]]''' *'''[[Bahmajeelo]]''' *'''[[Maxamed barre|Maxamed Barre]]''' *'''[[Beesha Bahsanbuur|Bahsanbuur]]''' *'''[[Idarays muuse|Idarays Muuse]]''' *'''[[beesha Baho|Beesha Baho]]''' *'''[[Buraale yoonis|Buraale Yoonis]]''' *'''[[beesha Bahsanbuur|Beesha Bahsanbuur]] *'''[[Biciide|Samatar Biciide]]''' *'''[[looge maxamed]]''' *'''[[allamagan maxamed]]''' *'''[[cali maxamed]]''' *'''[[Samatar baale]]''' *'''[[muuse baale]]''' *'''[[caafi baale]]''' *'''[[cilmi baale]]''' *'''[[Bare Cismaan (reer bare)]]''' ==Abtirsiinta== [[Isaaq|Sheikh Ishaaq Bin Ahmed]] (Sheikh Ishaaq) ''Muuse Isaaq'' (''Habarjeclo) *Jibril muuse **Abokor Jibril ***[[Maxamed abokor]] ***[[Samane abokor]] ***[[Muuse abokor|<nowiki>'''Muuse Abokor'''</nowiki>]] * Uduruxmin Muse * Idris Muuse * Cabdiraxman Muuse caliu ** Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis) *** Maxamed Yoonis *** Cismaan Yoonis ** Barre Cabdiraxman *** Cali Barre *** Maxamed Barre *** Yoonis Barre **** Buraale Yoonis **** Biciide Yoonis(Biciide) ****** Iidle Biciide ******Wadhowr Biciide (Bahsanbuur) ******Samatar Biciide (Bahsanbuur) ****** Farah Biciide ******* Ahmed Farah ******* Iidle Farah (Rer Iidle) *******CUmar Farah (Boho) *******Fahiye Farah (Boho) *******Muuse Farah (Boho) *******Roobsuge Farah (Boho) *******Geedi Farah (Boho) *******Wacays Farah (Boho) *******Sahal Farah (Boho) *******Cabdille Farah (Bah Farwiyo) *******Cali Farah (Bah Farwiyo) ==Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.== Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan [[Soomaaliland|somaliland]] waxana ka mida ah min laga bilabo [[berbera]] ilaa [[xiis]] oo ay u dhaxayso ku dhowad [[500km]] sidoo kale laamiga teedsan [[burco]] ilaa [[ceerigaabo]] sidoo kale laamiga gobolka [[sool]] aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa [[guumays]]. '''Siday u kala degan yihiin''' Beelaha [[maxamed yoonis]] iyo [[bahmajeelo]] waxay gebi ahaan degan yihin gobolada [[saaxil]] iyo [[togdheer]], beelaha [[cismaan yoonis]], [[cali barre]], [[Maxamed barre|maxamed bare]] iyo qaybo kamida [[Reeriidle|reer iidle]] waxay degan yihin gobolka [[saraar]] iyo [[sool]], beelaha [[Uduruxmiin muuse|uduruxmiin]], [[Idarays muuse|idarays]], [[Beesha Bahsanbuur|bahsanbuur]], [[Axmed Faarax|axmed faarax]], reer [[buraale yoonis]] waxay degan yihin gobolka [[sanaag]] iyo sido kale [[saaxil]]. * '''Gobolada''' [[saraar]] [[sool]] [[saaxil]] [[sanaag]] [[togdheer]] iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia . * '''Deegaanda''' *[[ceerigaabo]] *[[caynaba]] *[[ceelafweyn]] *[[garadag]] *[[Xiis]] *[[burco]] *[[berbera]] *[[gudmo biyocas]] *[[Oog]] *[[bixin]] *[[barkada cali xirsi]] *[[degmada badwayn]] *[[ceeldibir]] *[[ceeldhaab]] *[[ceelbaxay]] *[[ceeryaan]] *[[Degmada madaxyaweyn]] *[[degmada ceelal]] *[[dayaxa]] *[[dhanaano]] *[[dararwayne]] *[[fadhigaab]] *[[fiqi ayuub]] *[[garabcad]] *[[higlo]] *[[huluul]] *[[Harti yimid]] *[[jablehe]] *[[karin]] *[[Kalsheekh]] *[[Kalmac]] *[[laasadhagaxguduud]] *[[laasmuuse]] *[[laasciidle]] *[[laasdoomaare]] *[[raaribuul]] *[[ruguuda]] *[[shalcaw]] *[[sincarro]] *[[soddonlay]] *[[waridaad]] *[[warta xooga]] *[[xamilka]] *[[xundhurgaal]] *[[Yufle]] *[[Gowsawayne]] *[[Faraguul]] *[[Fadhiyar]] *[[God-heeli ]] *[[Shiisha ]] *[[Dhooba cantuug]] *Galjano *Barekhaawi *Taygara *Beerweeso *Dhadhiinyaxye *Boodhlay *Karinbiyood *Bocoolo *Darayle *Biyodhacy *Goodcaanood *Qacab *Durdur *Ceelcade *Bali ciise *Buqdharkayn *Garuble *Cag iyo dhabardalool *ilad *ilad garood *Kalshiikh *Yufle *Raqas *Maax *Goddaray *[[Godcaanood]] *Uurweyn *Wardheer *Urgumi *galciidle *Kaam Maaweel *Siigadheer *Mashruuca *Wiriir *Tuur cabdule *Tuurciyaal *Daraylamood *Ceelnimcoon *Balanbaal *Kalaxuunsho *Qoridheere *Ceelal *laasgalool *Gal iyo qac *tukub *dhoomo *dhuurcilaan *cilaamo *laasojaan *Siraadlay *Suufdheere *Dagaar *taygara *godheeli *fadhiyar ==Dadka caanka ah== '''Halgamaa''' *[[xaaji suudi]] *muj[ guray xadhigle [[kite fiqi]] '''Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida''' : *[[Michael mariano|Michael mariani]] *[https://en.m.wikipedia.org/wiki/Mohamoud_Hashi_Abdi Maxamuud xaashi] *Xasan gaafaadhi *NUUR AMAAN *Yusuf Maxamed Cali (Tuke) *dube caliyare *axmed kayse *Dhoola yare *Axmed xayir maareye *Cali sicid raygal *Hinda Cali Biikalo *Axmed Nuur *Faahiye, Axmed Rooraaye *AxmedJiir *Abdalle Ali Saed '''Fanaaniinta waaweyn:''' *saynab cige *saafi ducaale *cabdirisaq saleban gaas *saabriiina muuse '''Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:''' *[[sheekh ismaaciil tabliiq]] *[[Sheekh cali warsame|sheekh Cali warsame]] ==Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor== *Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo. *Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo). *[https://en.m.wikipedia.org/wiki/Buurmadow Boqor cismaan Buurmadow] (Boqorka soomaaliyeed) Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida: *Suldaan Siciid Yuusuf '''Suldaanka [[Biciide]]''' *Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) '''suldaanka [[Beesha Bahsanbuur|bahsanbuur]]''' Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka. ==Tijaarta ka dhalatay == *INDHA DEERO GROUP *ALHARBI *ASLI MAYDI *AL IKHWA *MUBAARIK Pharmacies *Shaahyahan *MUBAARIK fuel station *BERBERA TUNA *Daqiiqda al wadania i3r1t1acqq5edj702uye42wlxvx41wa 268173 268171 2024-11-05T18:03:04Z Dabayl 12159 268173 wikitext text/x-wiki [[File:Habarjeclo muuse abokor.jpg|thumb]] {{Infobox ethnic group|||group=|flag=[[File:Flag_of_Somaliland.svg|60px]][[File:Flag_of_Ethiopia.svg|60px]][[File:Flag_of_Kenya.svg|45px]]|image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Ethiopia}}|region3={{flagcountry|Kenya}}|langs=[[Af Soomaali]], [[Af Carabi]]|rels=[[Islam]] ([[Sunni Islam]])|related-c=[[Maxamed Abokor]], [[Samane abokor]], [[Cumar Jibriil]] iyo tolka kalee ee beesha [[Habarjeclo]] <!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->|native_name=Muuse Abokor <br /> موسى أبوكر|native_name_lang=so|related_groups=}} Beesha '''Muuse Abokor''' waa beesha ugu badan [[:en:Habr_Je'lo|Habarjeclo]] oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay [[MUUSE ISMACIIL]] iyo [[Habaryoonis|Muuse Arreh]] (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin [[Dhulbahante]] dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka. Beesha muuse abokor waa beesha ay kasoo jeedaan ragii xoreyy somaliland<ref>Yazir</ref> '''[[ceerigaabo]]''' '''[[sanaag]]''' ==Reeraha Muuse Abokor== '''Reeraha ugu waaweyn:''' * [[biciide]] * [[reeryoonis]] * [[cali barre]] * [[uduruxmiin muuse]] * [[idarays muuse]] *[[Bahmajeelo]] * [[maxamed barre]] *[[buraale yoonis]] '''Muuse Abokor''' wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah: *'''[[Uduruxmiin muuse|Uduruxmiin Muuse]]''' *'''[[Axmed Faarax|Axmed Faarax Biciide]]''' *'''[[Reeriidle|Reer-idle]]''' *'''[[Cali barre|Cali Barre]]''' *'''[[Bahmajeelo]]''' *'''[[Maxamed barre|Maxamed Barre]]''' *'''[[Beesha Bahsanbuur|Bahsanbuur]]''' *'''[[Idarays muuse|Idarays Muuse]]''' *'''[[beesha Baho|Beesha Baho]]''' *'''[[Buraale yoonis|Buraale Yoonis]]''' *'''[[beesha Bahsanbuur|Beesha Bahsanbuur]] *'''[[Biciide|Samatar Biciide]]''' *'''[[looge maxamed]]''' *'''[[allamagan maxamed]]''' *'''[[cali maxamed]]''' *'''[[Samatar baale]]''' *'''[[muuse baale]]''' *'''[[caafi baale]]''' *'''[[cilmi baale]]''' *'''[[Bare Cismaan (reer bare)]]''' ==Abtirsiinta== [[Isaaq|Sheikh Ishaaq Bin Ahmed]] (Sheikh Ishaaq) ''Muuse Isaaq'' (''Habarjeclo) *Jibril muuse **Abokor Jibril ***[[Maxamed abokor]] ***[[Samane abokor]] ***[[Muuse abokor|<nowiki>'''Muuse Abokor'''</nowiki>]] * Uduruxmin Muse * Idris Muuse * Cabdiraxman Muuse caliu ** Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo) ** Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis) *** Maxamed Yoonis *** Cismaan Yoonis ** Barre Cabdiraxman *** Cali Barre *** Maxamed Barre *** Yoonis Barre **** Buraale Yoonis **** Biciide Yoonis(Biciide) ****** Iidle Biciide ******Wadhowr Biciide (Bahsanbuur) ******Samatar Biciide (Bahsanbuur) ****** Farah Biciide ******* Ahmed Farah ******* Iidle Farah (Rer Iidle) *******CUmar Farah (Boho) *******Fahiye Farah (Boho) *******Muuse Farah (Boho) *******Roobsuge Farah (Boho) *******Geedi Farah (Boho) *******Wacays Farah (Boho) *******Sahal Farah (Boho) *******Cabdille Farah (Bah Farwiyo) *******Cali Farah (Bah Farwiyo) ==Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.== Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan [[Soomaaliland|somaliland]] waxana ka mida ah min laga bilabo [[berbera]] ilaa [[xiis]] oo ay u dhaxayso ku dhowad [[500km]] sidoo kale laamiga teedsan [[burco]] ilaa [[ceerigaabo]] sidoo kale laamiga gobolka [[sool]] aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa [[guumays]]. '''Siday u kala degan yihiin''' Beelaha [[maxamed yoonis]] iyo [[bahmajeelo]] waxay gebi ahaan degan yihin gobolada [[saaxil]] iyo [[togdheer]], beelaha [[cismaan yoonis]], [[cali barre]], [[Maxamed barre|maxamed bare]] iyo qaybo kamida [[Reeriidle|reer iidle]] waxay degan yihin gobolka [[saraar]] iyo [[sool]], beelaha [[Uduruxmiin muuse|uduruxmiin]], [[Idarays muuse|idarays]], [[Beesha Bahsanbuur|bahsanbuur]], [[Axmed Faarax|axmed faarax]], reer [[buraale yoonis]] waxay degan yihin gobolka [[sanaag]] iyo sido kale [[saaxil]]. * '''Gobolada''' [[saraar]] [[sool]] [[saaxil]] [[sanaag]] [[togdheer]] iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia . * '''Deegaanda''' *[[ceerigaabo]] *[[caynaba]] *[[ceelafweyn]] *[[garadag]] *[[Xiis]] *[[burco]] *[[berbera]] *[[gudmo biyocas]] *[[Oog]] *[[bixin]] *[[barkada cali xirsi]] *[[degmada badwayn]] *[[ceeldibir]] *[[ceeldhaab]] *[[ceelbaxay]] *[[ceeryaan]] *[[Degmada madaxyaweyn]] *[[degmada ceelal]] *[[dayaxa]] *[[dhanaano]] *[[dararwayne]] *[[fadhigaab]] *[[fiqi ayuub]] *[[garabcad]] *[[higlo]] *[[huluul]] *[[Harti yimid]] *[[jablehe]] *[[karin]] *[[Kalsheekh]] *[[Kalmac]] *[[laasadhagaxguduud]] *[[laasmuuse]] *[[laasciidle]] *[[laasdoomaare]] *[[raaribuul]] *[[ruguuda]] *[[shalcaw]] *[[sincarro]] *[[soddonlay]] *[[waridaad]] *[[warta xooga]] *[[xamilka]] *[[xundhurgaal]] *[[Yufle]] *[[Gowsawayne]] *[[Faraguul]] *[[Fadhiyar]] *[[God-heeli ]] *[[Shiisha ]] *[[Dhooba cantuug]] *[[Galjano]] *[[Barekhaawi]] *[[Taygara]] *[[Beerweyso|Beerweeso]] *[[Dhadhiinyaxye]] *[[Boodhley|Boodhlay]] *[[Karinbiyood]] *[[Bocoolo]] *[[Darayle]] *[[Biyodhacy]] *[[Goodcaanood]] *Qacab *Durdur *Ceelcade *Bali ciise *Buqdharkayn *Garuble *Cag iyo dhabardalool *ilad *ilad garood *[[Kalshiikh]] *[[Yufle]] *Raqas *Maax *[[Goddaray]] *[[Godcaanood]] *[[Uurweyn]] *[[Wardheer]] *Urgumi *galciidle *Kaam Maaweel *Siigadheer *Mashruuca *Wiriir *Tuur cabdule *Tuurciyaal *Daraylamood *Ceelnimcoon *Balanbaal *Kalaxuunsho *Qoridheere *Ceelal *laasgalool *Gal iyo qac *tukub *dhoomo *dhuurcilaan *cilaamo *laasojaan *Siraadlay *Suufdheere *Dagaar *taygara *godheeli *fadhiyar ==Dadka caanka ah== '''Halgamaa''' *[[xaaji suudi]] *muj[ guray xadhigle [[kite fiqi]] '''Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida''' : *[[Michael mariano|Michael mariani]] *[https://en.m.wikipedia.org/wiki/Mohamoud_Hashi_Abdi Maxamuud xaashi] *Xasan gaafaadhi *NUUR AMAAN *Yusuf Maxamed Cali (Tuke) *dube caliyare *axmed kayse *Dhoola yare *Axmed xayir maareye *Cali sicid raygal *Hinda Cali Biikalo *Axmed Nuur *Faahiye, Axmed Rooraaye *AxmedJiir *Abdalle Ali Saed '''Fanaaniinta waaweyn:''' *saynab cige *saafi ducaale *cabdirisaq saleban gaas *saabriiina muuse '''Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:''' *[[sheekh ismaaciil tabliiq]] *[[Sheekh cali warsame|sheekh Cali warsame]] ==Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor== *Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo. *Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo). *[https://en.m.wikipedia.org/wiki/Buurmadow Boqor cismaan Buurmadow] (Boqorka soomaaliyeed) Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida: *Suldaan Siciid Yuusuf '''Suldaanka [[Biciide]]''' *Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) '''suldaanka [[Beesha Bahsanbuur|bahsanbuur]]''' Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka. ==Tijaarta ka dhalatay == *INDHA DEERO GROUP *ALHARBI *ASLI MAYDI *AL IKHWA *MUBAARIK Pharmacies *Shaahyahan *MUBAARIK fuel station *BERBERA TUNA *Daqiiqda al wadania 66t8s8x5i9bktrjtm5nktxngwv8m6x9 Qabiilada Jubaland 0 28504 268174 266829 2024-11-05T20:00:32Z Bashiir mohamed ali 39517 268174 wikitext text/x-wiki Jubaland Waa Maamul Goboleedka labaad ee ugu Dhulka balaaran maamul goboleed yada Soomaaliya. Waana gobolka ay wada dagan yihiin Beelo badan hana ubadnaanadan beelaha Cawramale 6sy3zwxb4bkpzktbywop4nytad53zyp Glamour 0 32662 268175 242754 2024-11-06T07:00:22Z InternetArchiveBot 28368 Rescuing 1 sources and tagging 0 as dead.) #IABot (v2.0.9.5 268175 wikitext text/x-wiki {{Infobox newspaper|name=Glamour|logo=GlamourWordmark2018.svg|circulation=2,300,854 <ref>{{cite web|url=http://abcas3.auditedmedia.com/ecirc/magtitlesearch.asp|title=eCirc for Consumer Magazines|date=June 30, 2013|work=Alliance for Audited Media|access-date=December 11, 2013|archive-url=https://archive.is/20170123200306/http://abcas3.auditedmedia.com/ecirc/magtitlesearch.asp|archive-date=January 23, 2017|url-status=dead}}</ref>|publisher=Condé Nast|foundation={{start date and age|1939|4}}|website={{URL|http://www.glamour.com}}|issn=0017-0747}} '''''Glamour''''' waa joornaal dumarka ka soo gala internetka oo ay daabacdo Condé Nast Publications.  Waxaa la aasaasay 1939 markii ugu horeysayna waxaa la daabacay bishii Abriil 1939 ee Mareykanka, markii hore waxaa loo yaqaan '''''Glamour of Hollywood'''''.<ref>[http://katieheimer.com/academic%20works%20and%20clips/CelebrityHistoricalAnalysis.pdf "The Early Years of Glamour Magazine: Changing Constructions of Glamour, Fame and Femininity"] {{Wayback|url=http://katieheimer.com/academic%20works%20and%20clips/CelebrityHistoricalAnalysis.pdf |date=20160304104544 }} (PDF). Katie Heimer Academic Works.</ref> == Tifaftirayaasha daabacaadda caalamiga ah == {| class="wikitable" |+ !Dalka !Taariikhaha wareegga !Bilow sanadka !Sanadka dhamaadka |- | rowspan="8" |[[Gobolada Isku Tegay ee Ameerika]] | rowspan="8" |1939- |1939 |1941 |- |1941 |1953 |- |1953 |1954 |- |1954 |1967 |- |1967 |1998 |- |1998 |2001 |- |2001 |2017 |- |2018 |Hada |- | rowspan="3" |[[Koonfur Afrika]] | rowspan="3" |2004–hada |2004 |2018 |- |2018 |2019 |- |2020 |Hada |- | rowspan="5" |[[Talyaaniga]] | rowspan="5" |1992–hada |1992 |1994 |- |1994 |2003 |- |2003 |2004 |- |2004 |2013 |- |2013 |hada<ref>{{Cite news|url=http://www.vogue.it/news/notizie-del-giorno/2017/03/13/glamour-compie-25-anni-cristina-lucchini-kate-moss-cosima-auermann/|title=25 anni di "Glamour". Cristina Lucchini racconta il suo "Glamour" - Vogue.it|date=March 13, 2017|work=Vogue.it|access-date=April 25, 2018|language=it-IT}}</ref> |- | rowspan="3" |[[Meksiko]]/[[Ameerikada koonfureed]] | rowspan="3" |1998–hada |2007 |2012<ref>{{Cite web|url=http://latinfashionews.com/2012/05/lara/|title=Lucy Lara, la nueva cara de Glamour {{!}} Latin Fashion News|website=latinfashionews.com|language=es-ES|access-date=April 25, 2018|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=April 25, 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20180425183906/http://latinfashionews.com/2012/05/lara/|dead-url=yes}}</ref> |- |2012 |2017<ref name=":0">{{Cite news|url=https://www.efe.com/efe/america/comunicados/conde-nast-mexico-y-latinoamerica-anuncia-reorganizacion/20004010-TEXTOE_23549426|title=Condé Nast México y Latinoamérica anuncia reorganización|work=www.efe.com|access-date=April 25, 2018|language=es|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=Bisha Afraad 25, 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20180425184004/https://www.efe.com/efe/america/comunicados/conde-nast-mexico-y-latinoamerica-anuncia-reorganizacion/20004010-TEXTOE_23549426|dead-url=yes}}</ref> |- |2017 |hada<ref name=":0" /> |- | rowspan="2" |[[Boqortooyada Ingiriiska]] | rowspan="2" |2001–hada |2001 |2017<ref>{{Cite news|url=https://www.bbc.com/news/entertainment-arts-41601604|title=Glamour editor Jo Elvin steps down|date=October 12, 2017|work=BBC News|access-date=April 25, 2018|language=en-GB}}</ref> |- |2018 |hada |- | rowspan="2" |[[Jarmalka]] | rowspan="2" |2001–hada |2004 |2008<ref>{{Cite news|url=https://kress.de/news/detail/beitrag/90682-nikolaus-albrecht-wird-dauerhaft-chefredakteur-von-vanity-fair.html|title=Nikolaus Albrecht wird dauerhaft Chefredakteur von "Vanity Fair".|work=kress|access-date=April 25, 2018|language=de-DE}}</ref> |- |2008 |hada<ref>{{Cite news|url=https://kress.de/news/detail/beitrag/91084-andrea-ketterer-wird-chefredakteurin-von-glamour.html|title=Andrea Ketterer wird Chefredakteurin von "Glamour".|work=kress|access-date=April 25, 2018|language=de-DE}}</ref> |- |[[Isbania]] |2002–hada |2002 |hada |- |Poland |2003–hada |2003 |hada |- |[[Hungary]] |2004–hada |2004 |hada<ref>{{Cite news|url=https://www.mediapiac.com/ki-kicsoda/Maroy-Krisztina/956/|title=Maróy Krisztina - Ki Kicsoda - Mediapiac.com|last=agency|first=fps web|work=beta.mediapiac.com|access-date=April 25, 2018|language=hu-HU}}</ref> |- |[[Faransiiska]] |2004–hada |2017 |hada<ref>{{Cite news|url=https://www.airofmelty.fr/glamour-celine-perruche-nommee-redactrice-en-chef-a583714.html|title=Céline Perruche nommée Rédactrice en Chef de Glamour|date=January 6, 2017|work=airofmelty|access-date=April 25, 2018|language=fr-FR}}</ref> |- | rowspan="2" |[[Ruushka]] | rowspan="2" |2004–hada |2010 |2018<ref name=":1">{{Cite news|url=http://wwd.com/business-news/media/conde-nast-russia-names-new-editors-of-vogue-glamour-1202545751/|title=Condé Nast Russia Names New Editors of Vogue, Glamour|last=Conti|first=Samantha|date=February 9, 2018|work=WWD|access-date=April 25, 2018|language=en-US}}</ref> |- |2018 |hada<ref name=":1" /> |- | rowspan="2" |Netherlands | rowspan="2" |2005–hada<ref name=":2">{{Cite news|url=https://www.guj.de/en/news/latest-news/g-j-and-condeacute-nast-launch-internationally-successful-glamour-magazine-in-the-netherlands-advance-promotion-in-tv-collaboration-with-rtl/|title=G+J and Cond;eacute; Nast Launch Internationally Successful GLAMOUR Magazine in the Netherlands / Advance Promotion in TV Collaboration with RTL|date=April 25, 2018|work=G+J [PRODUCTION]|access-date=April 25, 2018|language=en|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=Bisha Afraad 26, 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20180426012031/https://www.guj.de/en/news/latest-news/g-j-and-condeacute-nast-launch-internationally-successful-glamour-magazine-in-the-netherlands-advance-promotion-in-tv-collaboration-with-rtl/|dead-url=yes}}</ref> |2005<ref name=":2" /> |2012<ref>{{Cite news|url=https://www.nrc.nl/nieuws/2012/02/24/interview-met-vogue-hoofdredacteur-karin-swerink-a1482946|title=Interview met Vogue-hoofdredacteur Karin Swerink|work=NRC|access-date=April 25, 2018|language=nl}}</ref> |- | |hada |- |[[Romania]] |2006–hada | |hada |- |[[Bulgaria]] |2009–hada | |hada |- | rowspan="2" |[[Barasiil]] | rowspan="2" |2012–hada |2012 |2017<ref>{{Cite news|url=http://www.joaoalberto.com/2017/02/14/monica-salgado-deixa-a-revista-glamour/|title=Mônica Salgado deixa a Glamour {{!}} João Alberto Blog|date=February 14, 2017|work=João Alberto Blog|access-date=April 25, 2018|language=pt-BR|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=Bisha Afraad 26, 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20180426011704/http://www.joaoalberto.com/2017/02/14/monica-salgado-deixa-a-revista-glamour/|dead-url=yes}}</ref> |- |2017 |hada<ref>{{Cite web|url=http://www.portaldosjornalistas.com.br/paula-merlo-e-alline-cury-assumem-o-comando-da-glamour/|title=Paula Merlo e Alline Cury assumem o comando da Glamour - Portal dos Jornalistas|website=www.portaldosjornalistas.com.br|language=pt-BR|access-date=April 25, 2018|date=May 8, 2017}}</ref> |- |[[Ayrland]] |2015–hada | |hada |- |[[Turkiga]] |2016–hada | | |} == Tixraacyada == <references /> kyp5jdubfc7xzxo28u8f4r104pxk9te Godcaanood 0 40883 268172 2024-11-05T18:00:00Z Dabayl 12159 Bog cusub: Waa degmo ka tirsan gobolka [[sanaag]] oo hoostagta [[Ceerigaabo|cerigaabo]], waxayna ku taala koonfurta bari ee [[Ceerigaabo|cerigaabo]], Waxa degan [[Muuse Abokor|muse abokor]] [[Habar Jeclo|habar jeclo]] [[biciide]] sido kale magaadle ayaa degan waxa ka mayor ah cabdiqani dheere oo beesha faahiye faarax [[biciide]] 268172 wikitext text/x-wiki Waa degmo ka tirsan gobolka [[sanaag]] oo hoostagta [[Ceerigaabo|cerigaabo]], waxayna ku taala koonfurta bari ee [[Ceerigaabo|cerigaabo]], Waxa degan [[Muuse Abokor|muse abokor]] [[Habar Jeclo|habar jeclo]] [[biciide]] sido kale magaadle ayaa degan waxa ka mayor ah cabdiqani dheere oo beesha faahiye faarax [[biciide]] 66uvitp1dao27bvtzqa8mcjthstxamg Talk:Nabi Yuusuf 1 40884 268176 2024-11-06T08:41:08Z 192.145.174.131 /* Yaa ceelka ku riday Nabi Yuusuf */ new section 268176 wikitext text/x-wiki == Yaa ceelka ku riday Nabi Yuusuf == maxey kula tahay sababta ay ugu rideen ceelka [[Special:Contributions/192.145.174.131|192.145.174.131]] 08:41, 6 Nofeembar 2024 (UTC) 3q3318jrwq6x85n3cikdydgsl39x4bj 268177 268176 2024-11-06T08:43:03Z 192.145.174.131 /* Yaa ceelka ku riday Nabi Yuusuf */ Reply 268177 wikitext text/x-wiki == Yaa ceelka ku riday Nabi Yuusuf == maxey kula tahay sababta ay ugu rideen ceelka [[Special:Contributions/192.145.174.131|192.145.174.131]] 08:41, 6 Nofeembar 2024 (UTC) :walaalkiis ayaa ku riday ceelka, sababta ay ugu rideen waxey aheyd iney ka xaasidaayeen nabinimad uu ilaaheey u doortay [[Special:Contributions/192.145.174.131|192.145.174.131]] 08:43, 6 Nofeembar 2024 (UTC) e3r4aip2fnsys4jmfvgmsdyp9p935uh