Wikipedia
sowiki
https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore
MediaWiki 1.44.0-wmf.3
first-letter
Media
Special
Talk
User
User talk
Wikipedia
Wikipedia talk
File
File talk
MediaWiki
MediaWiki talk
Template
Template talk
Help
Help talk
Category
Category talk
Portal
Portal talk
TimedText
TimedText talk
Module
Module talk
Kobernishiyaam
0
13104
268302
167074
2024-11-15T02:10:34Z
Soalt
39618
Cd waa ku badalay Cn. Cd wuu qaldanaa
268302
wikitext
text/x-wiki
'''Kobernishiyaam'''
'''Kobernishiyaam''' ([[ingiriis]]: Copernicium) astaanta ([[Cn]]) waa [[curiye]] kimiko oo tirada [[atom]]kiisu tahay boqol-toban-iyo-labo (112).
Curiyaha Kobernishiyaam waa [[bir]] ka tirsan [[Transitional Metal]]ska ee [[guruubka 12]]aad ee [[Diwaanka Curiye]] iyo guruubka [[d-block]].
Curiyahan Kobernishiyaam waa [[bir]] radioactive ah oo lagu samayn karo laabka (laboratory) oo kali ah. Taas macnaheedu waa si dabiici ah looma heli karo curiyahan.
Sidoo kale, [[isotope]]ka kali ah ee dagan waa Kobernishiyaam-285 (<sup>285</sup>Cn) taasi oo leh cimri aad u yar, [[ilbiriqsi|29 ilbiriqsi]].
Curiyahan waxaa markii ugu horeeysay la sameeyay sanadkii 1996dii xarun cilmi-baadhis oo ku taala dalka Jarmalka, waxayna ugu magac dareen xidigisyahan Nicolaus Copernicus.
= Xigasho =
{{Reflist}}
{{Gumud}}
[[Category:Chalcogen]]
[[Category:Pnictogen]]
[[Category:Guruubyada Diwaanka Curiye]]
[[Category:Millan]]
[[Category:Birta Alkalineta Dhulka]]
[[Category:Halogen]]
[[Category:Noble Gas]]
[[Category:Bir la mood]]
[[Category:Bir Ma Ahe]]
[[Category:Isku dhis]]
[[Category:Baayooloji]]
[[Category:Falgal]]
[[Category:Birta Alkali]]
[[Category:Bir]]
[[Category:Neef]]
[[Category:Curiye]]
[[Category:Halogen]]
[[Category:Noble Gas]]
[[Category:Diwaanka Curiye]]
larodbidwinr2akun89dep3fi2vjh8s
Qabiil
0
14824
268297
265660
2024-11-14T16:58:22Z
192.145.175.151
268297
wikitext
text/x-wiki
'''Ajuuraan''' Ajuuran waa beel kamid aha beelaha somaliyeed oo ku dhaqan geyga somalia oo idil waxay ku nool yihiin gobolada jubbada dhexe jubbada hoose iyo gobolada bay iyo bakool iyo gobolka banaadir waxay aha taba waxay ku nool yihiin gobol kasta oo somalia degto sida nfd kenya somali galbeed ethopia '''Boqortooyada Ajuuran waa boqortooyo ka talin jirtey dhuulka somalida qarnigii 10aad ilaa qarnigii 12(m)waxaan dhixi karnaa waa boqortoyadii ugu ficneed ee sooo marta dhuulka somalida waxay saldanada xaruumo u aheyd 1.mugdishu 2.marka 3.barawe4.hobyo5.mareg iyo kismayo waxaa weli raadadka iyo taarikhaha ka muuqda gobolada somalia beelweynta ajuuraan ee aan ka dhashey waxaan leeyahay runtiii waxaad ka dhalateen dad lagu faano goboynimo iyo xuriyad u keeney dadkooda iyo diintoda waxaan leeyahay Ajuuraan waa mid ajuuraan ha waaro nooolaaada team Aj boqortooyo degaanada ay hada boqortoyadu ku dhaqanyihiin gobolka gedo baardhere luuq jubada hose bu aale kismayo konfur galbeed gobolka bay buurhakaba diinsor bakool berdaale gobolka banaadir hal iyo labo ma ahan deegaanada lamana soo koobi karo waxaan maqli jirey somali 3qofba midbaa Ajuuran ka aha AJuuraanimo somalia🇸🇴kenya🇰🇪ethopia 🇪🇹ayey ku dhaqan yihiin Ajuuraan gobweyaan dhiiga (qoraalkaan waxaa diyaariyey )(Suldaan Ali Suldaan mohamed ibraahim buule)waxaan idin leeyahay sidaa iyo nab giliyo''' <ref>''Boqortooyada Ajuuran'' </ref>
[[Category:Soomaaliya]]
[[Category:Dadka Soomaalida]]
[[Category:Qabiilada Soomaalida]]
bz1ybs53ag29rpyq27bk1plpa1xx4yu
Dadka Cad
0
17367
268303
268291
2024-11-15T10:27:08Z
184.22.173.82
268303
wikitext
text/x-wiki
{{Delete|Nonsense}}
06o4acylb4ztka4yqqafrfz90d04rdr
268304
268303
2024-11-15T10:29:12Z
Tanbiruzzaman
35129
Restored revision 267975 by [[Special:Contributions/EPIC|EPIC]] ([[User talk:EPIC|talk]]) ([[:meta:Countervandalism Network|Countervandalism Unit]])
268304
wikitext
text/x-wiki
::''Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan dad cad. Maqaalo kale fiiri [[Yurub|dadka cad ee reer Yurub]].''
'''Dadka Cad''' ([[ingiriis]]: white people; [[carabi]]: عرق أبيض) isir ahaan loo yaqaano "'''[[Qooqaas|Qooqaasiyaan]]'''" (causcasian) waa [[dad]] [[midab]] [[cadaan]] ah leh kuwaasi oo asal ahaan ka soo jeeda [[qaarad]]a [[Yurub]] laakiin maanta ku nool meelo badan oo [[aduun]]ka ah.{{citation needed}}
Fikrada ah kala saarka iyo soocitaanka [[dad|aadamaha]] waxay bilaabantey [[qarni|qarnigii 17aad]] goortii uu socday [[ganacsiga adoonta]] ee [[qaarad]]a [[Afrika]] laga soo gurayay [[Dadka Madoow]], si loogu shaqeeysto [[Ameerika]] dhexdeeda.{{citation needed}}
Wakhtiyadii ka dambeeyay waxaa caan noqotey firkada ah in dadka caalamku u kala baxaan cadaan, dad madoow, kuwo midab ah iyo kuwo [[huruud]] ah.{{citation needed}}
Guud ahaan, dadka cad waxay maanta ku dhaqan yihiin meel kasta oo caalamka ka mid ah, waxayna aad ugu badan yihiin [[Yurub|qaarada Yurub]], [[Ameerika|qaaradaha Ameerika]] (waxay xoog u degaan [[Waqooyiga Ameerika]] sida [[Maraykanka]] iyo [[Kanada]]; laakiin kama maqna wadanada [[Koonfur Ameerika]]), [[Ustareliya]], iyo [[Bariga Dhexe|Bariga dhexe]] meelo badan oo [[Aasiya]] ah iyo [[Afrika|qaarada Afrika]] ooy si badan u dagan yihiin wadanada Koonfurta Afrika.{{citation needed}}
== Sidoo kale fiiri ==
* [[Dadka Madoow|'''Dadka Madoow''']]
[[Category:Dad]]
[[Category:Maraykanka]]
[[Category:Yurub]]
rx154p0z95hl3uj4ivuibwe3x4ydxwp
Raaxo
0
18675
268300
223100
2024-11-15T01:25:30Z
Soalt
39618
/* growthexperiments-addlink-summary-summary:1|0|1 */
268300
wikitext
text/x-wiki
'''Raaxo''' waa [[dareen]]. Dareenkan waa mid ka horjeeda [[xanuun]]. [[Insaan]] iyo naasley labada ba wey dareemaan raaxo. Raaxo cafimaadka wey u fiican tahay. Qofka raaxo leeheen, waxa gaari kara [[itaala'aanta maskaxda]].
Boqortooyada Ilaahay dhulka waxay ka dhigi doontaa meel raaxo badan. Dagaal iyo dembi iyo faqrinimo iyo gaajo ma jiri doonaan. Dadku si run ah bay u farxi doonaan.
[[Category:Dareen]]
b8fqvxhaem7qlkd4bv3fmhugcyk42sw
268301
268300
2024-11-15T01:48:13Z
Soalt
39618
waan ku daray tixraac
268301
wikitext
text/x-wiki
'''Raaxo''' waa [[dareen]]. Dareenkan waa mid ka horjeeda [[xanuun]]<ref>Pleasure (Stanford Encyclopedia of Philosophy)</ref>. [[Insaan]] iyo naasley labada ba wey dareemaan raaxo. Raaxo cafimaadka wey u fiican tahay. Qofka raaxo leeheen, waxa gaari kara [[itaala'aanta maskaxda]].
Boqortooyada Ilaahay dhulka waxay ka dhigi doontaa meel raaxo badan. Dagaal iyo dembi iyo faqrinimo iyo gaajo ma jiri doonaan. Dadku si run ah bay u farxi doonaan.
[[Category:Dareen]]
llseczdfaidez8uenqbno9k20ple4lo
Abaajibil
0
31789
268296
215636
2024-11-14T14:56:35Z
87.215.92.186
268296
wikitext
text/x-wiki
'''Abaajibil''' sidoo kalena loo yaqaano ([[Abaajibil|binu jabal]]) waa beel ka mida beelaha Aw [[digil]] kuwaas oo ku [[dhaqan]] gobolka [[Shabeellaha Hoose|shabeelaha hoose]] gaar ahaan degmada [[Bariire]] waana beel nabadeed oo [[Beeraley|Beeraleey]] iyo [[Xoolo|Xoolo dhaqataba]] leh .
Beesha Abaajabal asal ahaan waxeey kasoo jeedaa [[Carab]] gaar ahaan faraca binuu Umayah Binu Cabdi Shamsi Al-Qurayshii waxayna kasoo galaan aftirsiga [[Mucaawiya]] Binu Abii Sufyaan Awoowaheena [[Maxamed]] Binu Al Sadiiq oo lagu naanaysi jiray [[Abaajabal]] ayaa waxuu kasoo hijrooday qarnigii 5 aad ee Hijriyada oo hadda laga joogo in ka badan 10 qarni ama wax ka badan 1000 sano dalka [[Yemen|Yeman]] gaar ahaan gobolka [[Hadhramaut|Xadarmuut]] waxuuna kusoo degtay Magaalada [[Mogadishu|Xamar]] gaar ahaan [[Xamarjajab]]. wax badan kuma uusan nagaanin wuxuuna usii safray kadib degmada [[afgooye]] oo markaasi ka talinaysi boqortooyadii [[Geledi|Geladi]] qeybna ka noqday mudo badan aan badnayn markuu joogay ayuu wuxuu u safray meel la yiraahdo [[Abaajibil|kuraale]] oo hada loo yaqaano [[raaxoole]] una dhaw degmada [[bariire]] meesha ayuu dagay kuna faracmay kadib markii faraciisa uu batay waxeey dageen deegaano kale sida bariire [[shaam]] nuun mubaarak [[afgooye]] iyo guud ahaan dalka iyo koonfurta [[soomaaliya]].
Beesha [[Abaajabal]] waa beel wayn oo xadaarad leh oo caan ku ah dhulka Soomaaliyeed cirifyadiisa oo dhan qaasatan Gobolka [[Shabeellaha Hoose|shabeelaha hoose]], Gobolka [[Baay]] iyo Bakool, Gobolka Shabeelaha Dhexe, Jubada Hoose, Jubada Dhexe, [[Gedo]].
Beesha [[Abaajabal]] waa beel qunyar socod [[dagaal]] iyo daandaansina lagu aqoon oo inta badan beeraleey ah nabada iyo xasiloonida aad ugu dadaasha. Waa dad Ahlu diin ah Allena ku maneestay dhulalkooda qeyraad fara badan.
Abaajabal waxeey dagaan oo deris iyo dhul wadaagba yihiin walaalahooda Awdigil sida Geladi, Gare, Jiido waxeyna ka tirsan tahay 7da Awdigil. Beesha [[Abaajabal]] waa beel Soomaaliyeed .
beesha [[Abaajabal]] deegaanka bariire ayeey aad u dagtaa waana dad dhaqan wanaagsan oo walaaltinimo xishmad muslinimo soomaalinimo deris wanaag iyo soo dhaweynba ula dhaqma guud ahaan umada muslimiinta ah dhamaantooda .
â—ŹMohamed binu sadiiq ( [[Abaajabal]] )
1 ) [[Abtoow]] [[nuur]] maxamed ?
â– [[Cumar]]
â– [[cabdi]]
â– amiin
â– axmed
â– Reer abtoow maxaat
â– Reer aw amad
â– Reer aw miire
â– Reer aw Cusmaan
â– Reer aw guudood
â– Reer aw cabdi cismaan
â– Reer aw amad cismaan
â– Reer aw maxaad yare
2) [[Cali]] [[maxamed]] ?
â– Reer abshay
â– Reer guudoow
3) [[muumit]] [[maxameed|maxamed]]?
â– Tamaam
â– Sharif
â– Cumar
â– Axmed
â– Amiin
4) [[cumar]] [[maxamed]] ?
â– Cashar
â– Mursal
5) [[eeboow]] [[maxamed]] ?
â– Faqi
â– Cabdiraxmaan
[[Category:Qabiilada Soomaalida]]
fvdyzk9pcruu3t9vg9iw4w1w0p9rd9s
268298
268296
2024-11-14T17:05:13Z
192.145.175.151
268298
wikitext
text/x-wiki
'''Ajuuran''' .
'''Ajuuran''' ([[Af Ingiriis]] : ''ajuuran''), sidoo kale loo yaqaano '''Ajuran''', waa [[Beelaha Soomaalida|qabiil]] ka tirsan [[Beelaha Digil iyo mirifle|qabilada somalia]] ee [[Dadka Soomaalida]]. Beesha ajuuran waxaa deegaan ku yihiin [[Soomaaliya]], [[Kiinya]] iyo deegaano ka mid ah [[Soomaali Galbeed]] wadanka [[Itoobiya]] iyo somalia gobolada baay bakool
â– Cashar
Faqi
[[Category:Qabiilada Soomaalida]]
9jcfvrobo6h3ucqwcvv8fex51qrera8
Category:Ciyaaraha fiidiyowga
14
40887
268299
268205
2024-11-15T00:09:09Z
QuantumFoam66
38433
268299
wikitext
text/x-wiki
[[Category:Ciyaaraha]]
7cfytfb3yx3v6r4581kru9oppgket0t